Quantcast
Channel: Dadkeyga,Dalkeyga News site » World News
Browsing all 10 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku daygii lagu Qaarijin lahaa Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga KULMIYE

Gudoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi ayaa cambaareeyey isku-daygii dil ee lagu bartilmaamaysanayey gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga kulmiye oo shalay niman hubaysani...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Salva Kiir oo Shaaca ka qaaday in uu Fashil kusoo dhamaaday Qorsho...

Madaxweynaha Dalka Koonfurta Sudan Salva Kiir ayaa maanta shaaca ka qaaday in fashil uu kusoo dhamaaday qorsho la doonayay in lagu afganbiyo kadib dagaalo culus oo Maanta ka dhacay Magaalada Jubba ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA; “Al-shabaab Cagta ayaan marin doonnaa“

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wacad ku maray in dowladdiisu ay cagta marin doono Xarakada Al-shabaab, isagoo xusay in beesha caalamka ay ka gacan-siinayso sidii Al-shabaab ay u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xassan Sheekh oo xarunta Xalane uga qeyb galay shir

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa lagu waramayaa in maanta buuqday xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho halkaasoo uu kulan kula qaatay wakiilka QM ee Soomaaliya Nicholas Kay. Labada mas’uul ayaa la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka looga hadlayo Hiigsiga Cusub oo Copenhagen

Shirka Somalia loogu qabanayo Copenhagen ayaa goor dhow furmay, iyadoo shirkan looga hadli doono inta uu socdo barnaamijka Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa wada-guddoomin doona...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliska AMISOM oo xilkii Afhayeenimo ka qaaday Col. Cali Aadan Xumad

War saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Taliska AMISOM ayaa lagu cadeeyay in Colonel Cali Aadan Xumad aanu aheyn Afhayeen u hadla AMISOM. Qoraal ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in Cali Aadan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WASIIRKA AMNIGA: Haweeneydii fulisay Qarxii Hotel Central waxay dhashay lix...

Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa markii ugu horreysay sheegay in ruux haweeney ah ay ka mid ahayd labadii qof ee fuliyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee...

View Article

DEG DEG: Ahlusunna oo loogu baaqay in ay Ciidamada Deg Deg kala baxdo...

Xili Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Garabka qabsaday Degmada Gurceel ay sheegeen in aysan Ciidamadooda Jooga Gurceel kala bixi doonin halkaasi ayaa waxaa loogu baaqay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegay inay socdaan wada hadalada maamul u...

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan dhismaha maamulada haray, isagoo ka dhawaajiyay in dhowaan la guda geli doono maamul u sameynta Hiiraan iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaramada Midoobey oo sheegtay in cudurka dabaysha laga

Hay’adaha Qaramada midoobay ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in sanadihii 2013-2014 Soomaaliya laga heley cudurka Dabeysha kaas oo saameeyay dad ku dhow 200 oo ruux oo u badan carruur uu ka dhaaday...

View Article
Browsing all 10 articles
Browse latest View live